Home » Nolosha Jilaayaasha » 9 Atoore Bollywoodka Katirsan Oo Xaasaskooda Khiyaameen Atirishooyin Kalena Xiriir Hoose La Sameyeen Akshay Kumar Iyo Ajay Devgan Ayaa Kujiraan (+Sawiro)

9 Atoore Bollywoodka Katirsan Oo Xaasaskooda Khiyaameen Atirishooyin Kalena Xiriir Hoose La Sameyeen Akshay Kumar Iyo Ajay Devgan Ayaa Kujiraan (+Sawiro)

Atoorayaasha Bollywoodka 90-maadkii iyo wixii ka horeyay caanka ahaayen maanta nin walba reer ayuu leeyahay waana xaasle caruur u joogaan marka laga reebo atoorayaal fara kutiris ah sida Salman Khan oo kale.

Maqaalkeena waxuu ku saabsanyahay oo aan kaga hadli doona atoorayaasha Bollywoodka katirsan sido kalena caan ka ah qaarkodna Super Stars yihiin kuwaaso xaasaskoda khiyaameen oo dumar kale xiriir la sameyeen.

Atirishooyin kale oo Bollywoodka katirsan ayee atoorayaashan xiriir hoose la lahaayen ayagoo xaaslayaal ah fadlan halkaan hoose kaga bogo maqaalkeena qeybtiisa kowaad 9 atoore khiyaameen xaasaskooda.

Aditya Pancholi:

aditya zarina kangana

Jilaagan caanka ah bari samaadkii atooraha ahaa balse markii dambe doorarka xumaanta inuu shaashada ku jilo bilaaway waxuu khiyaano weyn u geestay xaaskisa Zarina Wahib kadib markii uu Kangana Ranaut xiriir hoose la lahaa mudo ayeena xiriir wada lahaayen balamo uu Kangana ka qaaday wuu kaga baxay heer markii dambe ay fadeexeysay atoorahan oo dadka ku hor ceebeysay.

Raj Kapoor:

Raj Kapoor, Krishna And Nargis

Rishi Kapoor aabihiis iyo Ranbir Kapoor awoowgiisa Raj Kapoor waxuu kamid ahaan jiray halyeey Bollywood iyo jilaayashii 40-maadkii iyo 50-maadkii aadka looga dambeyay jilaagan waxuu guursaday Krishna Raj Kapoor balse xiriir hoose ayuu la lahaa Sanjay Dutt hooyadiis Nargis xiriirkaso markii dambe fashilmay.

Amitabh Bachchan:

amitabh and jaya bachchan, rekha

Ninka ay ku aftirsadaan Bollywoodka waxuu bilawgii 70-maadii guursaday atirishada Jaya Bachchan taaso Abhishek Bachchan iyo Shweta Bachchan u dhashay balse 80-kii ayuu Bollywoodka ka yaabsaday kadib markii uu xiriir hoose la sameeyay atirishada Rekha xiriirkaano hadal heyntiisa 20 sano kudhowaad socotay ilaa hadana la hadal haayo.

Raj Babbar:

raj babbar, nadira and smita patil

Raj Babbar qofkii filmada Bollywoodka 90-kii daawan jiray ayaa yaqaano iyo sida uu doorarka xumaanta shaashada ugu jili jiray rugcaadagn waxaa u dhaxdo Nadira balse wuu isaga tagay haweeneydan maadama uu jaceyl u qaaday atirishada Smita Patil bari samaadkii waana xiriir caan ah inkasoo Raj uu markii dambe ka qoomameyay sida uu xaaskisa u khiyaamay.

Lasoco Qeybta Labaad..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *