Home » Nolosha Jilaayaasha » 9 Atoore Bollywoodka Katirsan Oo Xaasaskooda Khiyaameen Atirishooyin Kalena Xiriir Hoose La Sameyeen Qeybtii 2-aad Shah Rukh Khan Ayaa Kujira (+Sawiro)

9 Atoore Bollywoodka Katirsan Oo Xaasaskooda Khiyaameen Atirishooyin Kalena Xiriir Hoose La Sameyeen Qeybtii 2-aad Shah Rukh Khan Ayaa Kujira (+Sawiro)

Atoorayaasha Bollywoodka 90-maadkii iyo wixii ka horeyay caanka ahaayen maanta nin walba reer ayuu leeyahay waana xaasle caruur u joogaan marka laga reebo atoorayaal fara kutiris ah sida Salman Khan oo kale.

Maqaalkeena waxuu ku saabsanyahay oo aan kaga hadli doona atoorayaasha Bollywoodka katirsan sido kalena caan ka ah qaarkodna Super Stars yihiin kuwaaso xaasaskoda khiyaameen oo dumar kale xiriir la sameyeen.

Atirishooyin kale oo Bollywoodka katirsan ayee atoorayaashan xiriir hoose la lahaayen ayagoo xaaslayaal ah fadlan halkaan hoose kaga bogo maqaalkeena qeybtiisa labaad 9 atoore khiyaameen xaasaskooda.

Shatrughan Sinha:

shatrughan poonam reena

Jilaaga caanka ah Shatrughan Sinha oo ah Sonakshi Sinha aabahed waxuu xiriri jaceyl la lahaan jiray atirishada Reena Roy isagoo khiyaamay xaaskisa Poonam inkastoo markii dambe ay ku ogaatay wax walbona uu xaliyay.

Govinda:

govinda sunita rani

Atirishada Rani Mukerji markii ay fanka kucusbed waxaa caqliga ka xaday iyo qalbiga jilaaga shactirada badan Govinda kaaso kaftankiisa badan kusoo jiitay atirishadan heer uu ilaaway inuu ree riyo xaas leeyahay markii xaaskisa Sunita ku ogaatay wuu ka haray Rani isagoo maslaxeeyay xaaskisa.

Shah Rukh Khan:

srk gauri priyanka

King Khan waxaa soo jidatay quruxleyda Priyanka Chopra isagoo xiriir hoose la sameeyay ilaa ay ku ogaatay Gauri Khan balse Khan ayaa xaaskisa maslaxeeyay kana balan qaaday inuu Priyanka dambe u dhowaan doonin waana sababta maanta ay ukala fogyihiin xidigahan.

srk priyanka

Ajay Devgan:

ajay kajol kangana

Devgan mar ayuu u dhowaaday Kangana Ranaut xili ay soo jiidatay xidigaan jilaagan waxuu hilmaamay in Kajol ay udhaxdo balse mardambe ayuu is bar qabtay isagoo isaga fogaaday Kangana Ranaut xiriirkii xanta ahaana soo afjaray maadama ay xiriir hoose wada lahaan jireen.

Akshay Kumar:

akshay twinkle priyanka

Khiladi Kumar qofwalba ayaa og in Akshay Kumar xiriir la lahaaday atirishada Priyanka Chopra oo ay isugu soo dhowaadeen intii ay wada duubayeen Aitraaz, Twinkle Khanna marka hore sheekada film jilis bas ayee u maleyneysay balse mar dambe waxay ka warheshay in Akki lagala wareegi rabo kadibna wacad ayuu ka qaaday kumar in uusan PeeCee dambe akteeda xitaa istaagi doonin.

Dhamaad..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *