Bollywoodka waa kaliya ma sameeyaan aflaamta shactirada iyo kuwa action ka ah sidoo shirkadan waxa ay lagu yaqaano samaynta aflaamta qiirada sida xariirada qoyska ka dhaxeeya

waana mid ay kusoo jiitayn qoysas fara badan bollywoodka sida dhabta waxaa qayb ka ah aktaro walaalo ah nolosha caadiga sida Salman Khan Iyo Arbaaz Khan , Karishma Kapoor Iyo Kareena Kapoor Iyo kuwa kale oo badan laakiin maanta waxan ku hayaa  6 filim kuwaaso lagu bandhigay xariirka walaaltinimada ka dhaxeeya gabar iyo wiil

iqbal

filimkan waxa uu ka hadlaya xariirka adag ee ka dhaxeeya labo walaalo ka dib markii gabar 18 jir ah ay walaalkeeda ka caawinayso siduu uu ku gaari lahaa hamigiisa kaaso ah inuu noqdo shaqsi caan ah kaaso ciyaarta Cricket

Shreyas Talpade iyo Shweta Prasad
Iqbal ayaa bandhigooda filimkan waxa ay u horseedayn inuu iqbal uu ku guuleysto abaalmarinta National awards on other social issues waana ah Filimka ugu Fiican kaaso ah ka hadlaya  Arrimaha Bulshada sidoo kale waxaa filimkan bandhig fiican kusoo bandhigayn aktarada kala ah  Naseeruddin Shah iyo Girish Karnad

Agneepath

filimkan waxaa hogaamiye ka ah aktarka hrithik roshan kaaso filimkan uu ku soo bandhigay bandhig cajiib isagoo markan aktarkan uu shaashada kaga horyimid aktarka sanjay dutt laakiin xiisaha filimkan maysan  qaadanin xifaaltanka ka dhaxeeya labadan aktar sidoo kale filimkan waxaa lagu soo bandhigay xariirka qiirada badan kaaso dhaxeeya  labo walaalo ah iyadoo hrithik mar walba uu difaacaayo walaashiisa sidoo kale aktarkan ayaa filimkan ku muujinayo sida uu u jecel yahay gabadha walaashiisa ah qaasatan heeska Abi Mujh Mein Kahi.

Pyaar Kiya To Darna Kya

filimkan shactirada iyo jaceylka ah kaaso ay hogaaminayaan aktarada kala ah  Salman Khan iyo Kajol sida dhabta  Salman iyo Arbaaz khan waa walaalo nolosha caadiga ah  laakiin filimkan Arbaaz Khan waxa uu kusoo bandhigay waxqabadka awoodeed ee walaaltinamada iyo sida uu u jecel yahay walaashiisa Muskan (Kajol) isagoo mar walba  isku dayaya inuu walaashiisa ka  ilaaliyo dadka Indhaha xun ku fiiriya bulshada dhexdeeda.

Dil Dhadakna Do

Dil Dhadakne waa filim cajiib ah oo ah kaaso ay si weyn kaga helayn qoysaska dalka India ah oo dhan halka Priyanka Chopra iyo
Ranveer Singh kuwaaso ciyaaray doorka ay walaaltinamada iyagoo shaashada filimkaas kusoo bandhigayn  yihiin walaalo dhab ah ayaa Filimku waxa uu ahaa mid aad u qiiro badan sidoo kalena lagu soo bandhigay jaceylka ka dhaxeeya labo walaalo

Josh

Shah Rukh Khan iyo Aishwarya Rai Bachchan Cidna shaki ma gelin karto bandhiga filimkan ay kusoo bandhigayn iyagoo ah labo aktar caan ah ayay sidoo kale muujiyeen inay matali karaan labo walaalo ah

filimkan Josh kaaso lagu jilay magaalada Goa, Shah Rukh Khan ( Max) ayaa isagoo yar waxa uu dusha saarana sidii uu daryeeli lahaa walaashiisa .

Fiza

filimka Fiza ayaa waxaa lagu nagula tusay sida aysan u kala maarmin walaalaha   W oo uu keenay Jodi aan caadi ahayn oo ka mid ah Karisma Kapoor ayaa bandhigeeda filimkan u qalantay wax walba oo abaal-marin ah iyadoo qof walba uu la cajabay dhibaatada adag ay ka marayso sidii ay kusoo celin lahayd walaalkeeda

iyadoo tagaysaa xafiis walba iyo tv walba  Hrithik Roshan ayaa filimkan waxa uu ku jilay karishma kapoor walaalkeeda Filimku wuxuu ahaa mid aad u sarreeya oo ah dareen qiirada badan taaso laga soo min-guuriyay qiso  hadda ka hor dhacday taaso gabar baadi-goobaydaa walaalkeed lumay kaaso lagy waayay  intii uu socday rabshadihii Bombay 1993-kii.

Bhaag Milkha Bhaag


 
Yaa iloobi kara isku xariirka walaatinamada quruxda badan ee filimkan ka dhxeeeyo Farhan Akhtar iyo Divya Dutta kuwaaso filimkan kusoo bandhigayn jaceylka dhex-yaala walaalka iyo walaashii ! Divya ayaa filimkan waxa ay ku jilaysay gabar aan hadlin karin taasi dhibaato hit dil ah kala kulmaysaa ninkeeda

laakiin waxa ay u  istaagtay markii sidii ay u dhiiri-gelin lahayd walaalkeeda Farhan kaaso iyada  ka yar. Tani waxay ahayd jacayl iyo daryeel iyadoo mar walba walaalkeeda ku taageerayso sidii uu ku gaari lahaa riyadiisa,

sidoo kale farhan ayaa walaashiisa aad u jeclaa maadaama ay u buuxisay booska hooyadiisa laakiin sidoo kale wuu jeclaa sida hooyo. Xitaa Farhan, walaashiis wuxuu u jeeday dunida.

Jaane Tu…Ya Jaane Na

Xiriirka jacaylka-naceybka isugu jira kaaso ka dhaxeeya Generalia D’Souza iyo walaalkeed ( Prateik Babbar) ayaa waxa ay shaashada filimka ku muujiyeen bandhig cajiib ah

Inkasta oo, xiriirkooda muuqaalo uusan ku badnayn filimkan haddana waxa uu lahaa saameyn weyn. Muuqaalka ugu xiisaha badnaa e ku jira ee filinka goortii  Prateik uu walaashiisa u sheegaayo inuu u xiisay sidooo kalena uu ka raali-gelinaayo sida uu uula dhaqmi jiray iyada taaso ah  inta badan dabeecadaha labada walaalo iyo sida isku-walaalaha ah ee ay wadaagaan dhacdo walba  taaso ay ku sheegaystaan dhammaan wixii ku soo kordha

Krodh

caadi maahan qiirada iyo sheekada filimkan kaaso lagu soo bandhigay xariirka jaceyl ka dhaxeeyo gabdho iyo walaalkooda filimkan waa filim ay si weyn u yaqaanan dadka soomaalida  waxaana ay ugu magac darayn balwaan iyo shanta gabdhood

suniel shetty ayaa u istaagaayo sidii uu ku korin lahaa shanta gabdhood ee isaga la dhashay isagoo kasoo maraayo dhibaato fara badan isagoo xitaa u seexanaayo wadada waxa uuna ka shaqo bilaabay inuu noqdo xamaali si uu walaalihiisa nolol raaxo ugu nolaadaan isagoo ku hanweynaa inuu walaalihiisa u guuriyo niman fiican taaso ugu dambayn uu ku guuleysanaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here