Xidigaha Bollywoodka dhib badan ayee ka maraan markee duubayaan muuqaalada dareenka kudheehan ee atooraha iyo atiriishada si weyn isugu soo dhowaadaan waana muuqaalo sameeynta dhib badsn yihiin.

Waxaan maqaalkaan idinkugu sio bandhigi doonaa 9 jeer ay dhacday in atooraha iyo atiriishada isku fogaadaan ayagoo muuqaalka dareen ah duubayaan sida shumiska iyo wixii lamid ah mararka qaar atooraha ayaa ku taraaraxo isagoo gabadhs jirkeeda qeyb kamid ah gacanta la aadayo.

Halkaan hoose kaga bogo maqaalka qeybtiisa kowaad 9 jeer ay dhacday in atoorayaasha Bollywoodka iyo atiriishooyinkaba isku talax tageen inkastoo atoorayaasha u badnaayeen iyo dhibka laga maray muuqaaladan markii la sameynaayey sida in dhowr jeer lagu soo celiyay:

Vinod Khanna Iyo Madhuri Dixit: mid kamid ah muuqaal dareen ah ku duubayeen Filimka Dayavan Vinod Khanna (Mastana) ayaa is hilmaamay xili Madhuri uu shumiska bishimaha la wadaagayey heer uu atiriishadan bishinta hoose ka qaniinay markaasna ay iska kala tuurtay isagoo dhan inkasto uu ka raali galiyay markii dambe.

bollywood

Vinod Khanna iyo Dimple Kapadia: markale Vinod Khanna shumis uu la wadaagayey Dimple Kapadia Filimka Prem Dharam isla sidaas ayaa kudhacday Director-ka ayaa dhahay muuqaalka wuu dhamaaday xilo Vinod shumiska iskasii watay Dimple neefta ayaa kuxirmi rabtay Director Mahesh Bhatt ayuuna soo diray raali galina ka bixiyay maadama Vinod wajiga Dimple soo hor istaagi waayey.

bollywood

Tiger Shroff iyo Jacqueline Fernandez: Filimka Flying Jatt waxay sameynayaan muuqaal shumis ah kooxda Filimka CUT ayee kuhayeen oo ay ula jeedeen muuqaalka wuu dhamaaday halka Tiger iyo Jacqueline howshooda iska sii wateen waana mid kamid ah atoore iyo atiriisho isku talax tageen intii ay duubayeen muuqaal dareen ah.

bollywood

Dhamaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here