Xidigaha Bollywoodka dhib badan ayee ka maraan markee duubayaan muuqaalada dareenka kudheehan ee atooraha iyo atiriishada si weyn isugu soo dhowaadaan waana muuqaalo sameeynta dhib badsn yihiin.

Waxaan maqaalkaan idinkugu sio bandhigi doonaa 9 jeer ay dhacday in atooraha iyo atiriishada isku fogaadaan ayagoo muuqaalka dareen ah duubayaan sida shumiska iyo wixii lamid ah mararka qaar atooraha ayaa ku taraaraxo isagoo gabadhs jirkeeda qeyb kamid ah gacanta la aadayo.

Halkaan hoose kaga bogo maqaalka qeybtiisa kowaad 9 jeer ay dhacday in atoorayaasha Bollywoodka iyo atiriishooyinkaba isku talax tageen inkastoo atoorayaasha u badnaayeen iyo dhibka laga maray muuqaaladan markii la sameynaayey sida in dhowr jeer lagu soo celiyay:

Ranbir Kapoor iyo Evelyn Sharma: Waxay wada sameyeen muuqaal kujira Filimka Yeh Jawaani Hai Deewani kooxda Filimka ayaa rabeen meel xadidan in gacanta Ranbir gaarto dhanka cajirka gabadha dhowr jeer ayaa lagu cel celiyay oo Ranbir qaldaayey booska gaari ladhahaayey gacanta xili gabadha udulqaadan weysay Ranbir-na howshiisa ayuu iska watay waxaana la sheegay mararka qaar inuu hadalkooda maqli waayo oo ku mashquulo jirka gabadha.

bollywood

Ruslaan Mumtaaz uyo Chetna: Waxay wada sameyeen Filimka aan caanka ahen ee I Don’t Love You waxaa la sheegay atoorsha Ruslaan inuu si caadi ah isku ilaaway xili uu duubaayey muuqaal shumis ah waxuuna dharka ka dhigi lahaa atiriishada Chetna maadama uu isku ilaaway shumiska bishimaha balse gadaal dambr ayuu ka raali gareeyay gabadhaan iyadana wey u cuddur daartay.

bollywood

Jacqueline Fernandez iyo Sidharth Malhotra: Filimka A Gentleman ayee isla sameyeen waliba muuqaalo dareen xad dhaaf ah ayee wadaageen waxaa la sheegay ine isku talax tageen oo ay is ilaawen kadib markee sameyeen intii loogu talo galay kaamiriistaha joojiya waan dhameenay ayuu yiri laakiin ayaga howshooda ayee iska sii wateen oo waxay hilmaameen in lala joogo. Gadaal dambe ayee kasoo miyirsadeen raali galina ka bixiyeen khaladkooda…

twitter

Lasoco qeybta labaad….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here