
Waxaa baraha bulshada siweyn loogu hadal hayaa filimka Telugu ama Tollywood ah Mr. Perfect oo ay kasoo wareegatay daawashadiisa 9-sano waana mashruuc Classic ah kaasi oo guul lixaad leh gaaray sidoo kalena bandhig ahaan siweyn loogu amaanay Prabhas.
Jilaayaasha filimkan: Prabhas, Kajal Agarwal, Taapsee Pannu, Prakash Raj iyo kuwo kale
Director: Dasaradh Kondapalli
Qiimeynta sheekada: 7.1/10 IMDb Rating.
Waqtiga uu soo baxay: 22 April 2011
Natiijadiisa: HIT
Ganacsigiisa dibad & dal: 43 Crore
Lacagaha lagu qarash gareeyay: 30 Crore
Af Hindi ayaa lagu codeeyay filimkan waxaana loo bixiyay: No.1 Mr. Perfect