Mr. Perfectionist Aamir Khan fanka Hindiya wuxuu haatan hogaamiye ka yahay mudo 32-sano gaareyso wuxuuna ku dadaalaa xili walbo in safka hore Bollywood-ka uu ku jiro. Sidaa darteed waxaan idiin heynaa 5-sano kasto waayaha fanka Aamir iyo aflaanta HIT-ka dhameestiran noqdeen uu sameeyay:

1988 – 1992 (5 sano ugu horeesay waayihiisa fanka)

1. Qayamat Se Qayamat Tak – Blockbuster

2. Dil – Blockbuster

1993 – 1997:

1. Raja Hindustani – All Time Blockbuster

2. Rangeela – Blockbuster

3. Ishq – Super Hit

1998 – 2002:

1. Lagaan – Hit

2. Sarfarosh – Hit

3. Ghulam – Hit

2003 – 2007:

1. Fanaa – Super Hit

2. Taare Zameen Par – Super Hit

3. Rang De Basanti – Hit

2008 – 2012:

1. 3 Idiots – All Time Blockbuster

2. Ghajini – Blockbuster

2013 – 2017:

1. Dangal – All Time Blockbuster

2. Pk – All Time Blockbuster

3. Dhoom 3 – All Time Blockbuster

2018 – 2022: ?

Sida xogta sare ka muuqato Aamir Khan 5-sano ugu wanaagsan waayihiisa fanka Hindiya waa inta u dhaxeyso 2013 ilaa 2017 oo uu sameeyay 3-filim darajada ugu sareesay gaareen ama All Time Blockbuster noqday.

F.G: Filimada Dil Hai Ki Manta Nahi iyo Hum Hain Rahi Pyar Ke waxaa keedkeedii shabakada BOI ugu diiwaan gashan ina Semi Hit yihiin welina xogtooda lama sixin. Sidaa darteed marka la saxo waxaa macquul ah in darajada HIT loo dalacsiiyo ama ay heestaan darajada haatan u diiwaan gashan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here