Aamir Khan iyo dhibcaha uu heesto 10-kan sano (2010-19) Star Power Points:

2
1296

Nidaamka kala saarista awoodaha jilaayaasha waxay shabakada BOI isku raac siisaa toban sano kasto sidaa darteed 10-kaan sano (2010 ila 2019) haatan gabo gabo ayuu yahay waana muhiim inaan idinla wadaagno atoorayaasha awooda leh dhibcaha ay heestaan.

Sidee BOI ku qiimeysaa dhibcaha ay bixiso: waxay ku qiimeysaa aflaanta guulaha gaaraan oo dhibco gaar ah lagu xeen daabo sida xeerka yahay hoos kaga bogo:

All Time Blockbuster – 750 dhibcood ayaa lagu helaa

Blockbuster – 500 dhibcood ayaa lagu helaa

Super Hit – 250 dhibcood ayaa lagu helaa

Hit – 100 dhibcood

Haddaba waxaan idiin heynaa Aamir Khan iyo 10-kan sano dhibcaha uu heesto wadarta guud Star Power Point System waxaa loo yaqaano.

All Time Blockbuster 3-filim (Dhoom 3, PK & Dangal) – 3×750 = 2250 dhibcood

Blockbuster 0-filim

Super Hit 0-filim

Hit 0-filim

Wadarta Guud dhibcaha uu Aamir Khan heesto 10-kaan sano (2010-19) – 2250 dhibcood.

F.G: Aamir Khan sanadkan wax filim ah uma harsano marka Star Power kiisa dhibcaha 10-kan sano (2010-19) sidaan ayuu ku dhameesan doonaa.

Gunaanad: Shabakada BOI waxay dhibco ku bixisaa marka uu filimka HIT dhameestiran noqdo (Hit, Super Hit, Blockbuster & All Time Blockbuster) waa marxalada filimka macaash looga helo.

La soco Ajay Devgn iyo dhibcaha uu heesto 10-kaan sano (2010-19).

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here