Shuruudaha Mega Star lagu noqdo:

10-toban sano xariir ah in atooraha hogaanka awoodaha hayo.

2-in atooraha isku si u iibin karo Filim sheeko ahaan eber ah iyo mid fiican.

3-in atooraha isku si u iibin karo Filim fasax weyn la saaray iyo mid xili shaqo la saaray.

4-in shaqada joogto tahay guushana joogto tahay waliba guulo waaweyn oo joogto ah filimo isku nooc ah isku darajo ka dhigi karo.

5-in daawadayaasha tiyaatarka usoo aadaan atooraha dartiis ee aysan usoo aadin filimkiisa fiican aawgiis inta badan.

Shuruudaha Aamir Khan isticmaalo si Filim guul weyn ugaarsiiyo:

1-Filim sheekadiisa dhinac walba ka dheeli tiran isku xir ahaan, tayo ahaan dhanwalba.

2-in doorka uu jilaayo isku ekeysiiyo si daawadayaasha uu uqanciyo.

3-inuu la sugo xiliga fasaxa ugu weyn sanadka (sida ciida masiixiga).

4-waxuu iska ilaaliya fariin soo noq-noqota ama isku ek inuu iska daba sameeyo waa sababta Mr.Prefectionist loogu bixiyay waa hal abuur socdo filim uusan wax kudarin ama ka bedelina waligii ma duubin.

5-Sanadkii ama labadii sano hal filim ayuu sameeyaa shaqadiisa joogto ma ahan waa sababta guushiisa uyartahay isagoo loo xiisay ayuu imaana in sanad walba dhowr filim sameeyo waxaa ugu dambeysay bilawgii 90-kii ilaa bilawgii qarnigaan xiligaaso guuldaro badan qabsatay.

6-Dadka waxay tiyaatarka usoo aadaan filimkiisa aawgii hadii filimkiisa sheeko ahaan fashilmo waa guuldareysanaa Filimkaas waligeedna ma dhicin Filim sheeko ahaan hooseyo Aamir Blockbuster kadhigay.

Marka side Aamir ula tartami karaa 8-atoore aan sheegay ee iyagu shuruudaha Mega Star sare buuxiyeen.? Waxaa jirto Dharmendra oo 7 Big Hits sanadkii sameynaayo,Salman oo 2 Blockbuster sanadkii keenayo aan aragnay, SRK oo xili shaqo filimka sanadka lacagaha ugu badan so xareeya keena aragnay.

Rajesh Khanna oo labo tiyaatar iskaso horjeedo labo filim cusub loo saarayo isku sheeko ek hadana Big Blockbuster kadhigaayo aa jiray. Sunny Deol oo wajigiisa ama kaartooyinka filimka lagu iibinaayo aa lasoo arkay Mega Star si sahlan laguma noqdo. Waxaan filaa jawaabta waad hesheen.

1 COMMENT

  1. Waa wax lagu qoslo sida aad wax noo fahan siisay balse waxaa layaga yabaa in ay kaa tahay aqoon daro Halkaas kasii wad kolay somali dhaqan kiisa isma badalo war xog rasmi ah la kaalay waxa aad aqligaga ka keentay naga dhaaf inta aad soo gudbisay hal qodob bes baa sax ka ah inta kale shuruudo sharci ah maha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here