Home » Nolosha Jilaayaasha » Aamir Khan Oo Ilmada Indhihiisa Kadhamaatay, Karisma Oo Ookiyal Indhaha Ku Qarsatay Iyo Heeska Pardesi Pardesi Oo Turjuman (+Video)

Aamir Khan Oo Ilmada Indhihiisa Kadhamaatay, Karisma Oo Ookiyal Indhaha Ku Qarsatay Iyo Heeska Pardesi Pardesi Oo Turjuman (+Video)

Heeska caanka ah ee ‘Pardesi Pardesi Janaa Nahi’ waxay kujirta filmka Raja Hindustani oo ay hogaamiyaal ka yihiin Aamir Khan iyo Karisma Kapoor.

Heeskaan ayaa kamid ah heesaha abid loogu jecelyahay Bollywoodka xitaa aroosyada waa la shidaa oo waa lagu cayaara waana hees caan ah oo inta badan lawada jecelyahay.

Heeska waxaa ku luuqeynaya Fanaaniinta kala ah Udit Narayan, Alka Yagnik,Sapna Awasthi iyo Kumar Sanu waana labo qeybook heeskaan.

QeybAlka yagnik iyo kumar sanu ayaa ku luuqeynayaan halka Karisma iyo Aamir jilayaan qeybta kalena waxaa ku luuqeynayaan Udit narayan, Alka yagnik iyo Sapna Awasthi marka qeybta Udit iyo gabdhaha kale ku luuqeynayaan ayaan idiin la wadaageyna weyna socotaa qeybta kalena waan kusoo xijin doona.

Hordhac:

main ye nahin kahati ki pyaar mat karna, kisi musaafir ka magar etabaar mat karna.

Aniga kuma oronaayo qof socdaale ah ama safar ah ha jeclaanin balse waxaan kudhaha qofna ha rumeysan.

Miraha Koowaad:

Pardesi Pardesi jaana nahin mujhe chhoDke mujhe chhoDke.

qofyahow/qofyahaye ajanabiga ah (shisheeyaha ah ee socdaalka ah) ha bixin oo haiga tagin.

pardesi mere yaara, vaada nibhaana, mujhe yaad rakhna kahin bhuul na jaana.

qofyahow/qofyahaye ajanabiga ah balankaada dhowr oo haka bixin balankeena., ina xasuusnaw aniga sina ha ii ilaawin.

Pardesi Pardesi jaana nahin mujhe chhoDke mujhe chhoDke.

qofyahow/qofyahaye ajanabiga ah (shisheeyaha ah ee socdaalka ah) ha bixin oo haig

a tagin.

Miraha Labaad:

main ne tum ko chaaha tumse pyaar kiya, sub kuchh tum pe yaar apna vaar diya.

waan kurabaa oo waan kujeclahay, wax walbo qalbigeyga kujirayna waan kusheegtay gacaliye.

ban gai jogan, main ne prit ka jog liya, na socha na samjha, dil ka rog liya.

Waxaan noqday qof kujecel wadadii jaceylkana waan qaaday (Waa la igu saaqay), mana fikiro, waxna ma fahmo qalbigeygana jaceylkadu la jiranyahay.

pardesi mere yaara lauT ke aana,Tum yaad rakhna, kahin bhuul na jaana.

saaxiibteydii socdaalka ahedey, iiso laabo ha iga tagin, ixasuusnaaw marwalbe sina ha ii ilaawin.

Miraha Sedexaad:

har phal meri yaad tumhein taDapaayegi, main jaguunga nind tumhein na aayegi.

xiliwalba xasuusteyda ayaad kujiri doontaa waana hubaa waad iiso laabane, hurdadana waan kuudiidi doona (sidaa aniga iiga fikireysid uun).

chhod ke aise haal mein jo tum jaaoge,sach kahata huun jaan bahut pachhtaaoge.

Anigoo xaaladan kusugan miyaad iga tageysaa (gacaliso),xaqiiqada runta ah ee jaceylka ayaan ka hadlayaa waa hubaal si weyn ayaad oga shalaayn doonta (hadaa iga tagto).

pardesi mere yaara, mujhe na rulaana, um yaad rakhna kahin bhuul na jaana.

ala, gacaliye ha iga oohinin, waan ogahay inaad marwalba i xasuusnan doonto sina aadan ii ilaaweynin.

Hooriska Heeska:

Pardesi Pardesi jaana nahin mujhe chhoDke mujhe chhoDke.

qofyahow/qofyahaye ajanabiga ah (shisheeyaha ah ee socdaalka ah) ha bixin oo haiga tagin.

pardesi mere yaara, vaada nibhaana, mujhe yaad rakhna kahin bhuul na jaana.

qofyahow/qofyahaye ajanabiga ah balankaada dhowr oo haka bixin balankeena., ina xasuusnaw aniga sina ha ii ilaawin.

Pardesi Pardesi jaana nahin mujhe chhoDke mujhe chhoDke.

qofyahow/qofyahaye ajanabiga ah (shisheeyaha ah ee socdaalka ah) ha bixin oo haiga tagin.

Dhamaad…….

Lasoco Qeybta labaad Ee Heeskaan Waa Qeybta Ugu Daran Dhanka Qiirada:

Halkaan Hoose Ka Daawo Heeska Oo Muuqaal Ah:

 

 

 

 

One Response to Aamir Khan Oo Ilmada Indhihiisa Kadhamaatay, Karisma Oo Ookiyal Indhaha Ku Qarsatay Iyo Heeska Pardesi Pardesi Oo Turjuman (+Video)

  1. Dauud Aamir khan walalki Reply

    December 7, 2017 at 10:08 pm

    waa heesti an mudada sugaynay mahdsanidiin bahda website ka film side

Leave a Reply to Dauud Aamir khan walalki Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *