Aamir ayaa sheegay in xaaskisa Kiran Rao oo Filimada sameyso ay tahay jilaa cajiib badan marar badana uu ka codsaday inee aflaamta jisho maadama ay tahay qof qibrad uleh hoowsha jilista.

Aamir oo hadlaaya wuxuu yiri,” mudo dheer ayaan Kiran ka codsanaayey inee jilaa noqoto oo ay shaashada horteeda soo istaagto sababto ah inbadan waxaan arkay waxqabadkeeda waa jilaa cajiib badan.”

“waxaan xasuusta hada kahor markaan wada sameyneenay filimkii Dhobi Ghat (iyada Director ka aheyd) waxay inbadan aqrineysay doorka Yasmini (waa atariishada Kriti Malhotra oo doorkas jileysay) .”

:aad iyo aad, markaasan ku iri doorkan waa inaad adiga jishaa waayo adigaa ku haboon balse marwalba wey iga diidi jirtay arinkaa oo kaliya waxay jeceshahay inee aflaamta sameyso.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here