Home » Nolosha Jilaayaasha » Aamir Khan”Sridevi Waxay Ahed Shaqsi Jilaa Qofkii Ugu Horeyay Ee Aan Taageri Abid Weyna Ahaan Doonta”

Aamir Khan”Sridevi Waxay Ahed Shaqsi Jilaa Qofkii Ugu Horeyay Ee Aan Taageri Abid Weyna Ahaan Doonta”

Mr.Prefectionist Aamir Khan wali ma ilaawin geeridi Sridevi ku timid bishii aan soo dhaafanay dhamaadkeda waxuuna markaan cadeyay inuu taagero weyn u ahaa Sridevi iyo ine ahed qofki kowaad ee uu taagero xidigan.

Khan ayaa wareysi bixiyay waxuuna ka hadlay Sridevi isagoo yiri,”waxaan taagero weyn waligey u ahaa Sridevi sido kalena waxay ahed qofki kowaad ee jilaa ah kaasi oo aan taagero abidna wey ahaan doonta.”

“Waxaa jirtay hada kahor in la iiso bandhigay inaan muuqaal la duubo Sridevi waxayna ahed xiligii aan fanka kucusbaa ma qayaasi kartid xaalkeyga siduu noqday markaas iyo cabsida aan dareemay maadama aan shaashada la wadaagayo qof aan waligey taagerayaey balse Sri Ji 2 ilbiriqsi aye igu dareentay inaan cabsanaayo sido kalena waxaa loo sheegay in aan si waali ah u taagero, dhowaan ayaan Boney Kapoor arinkaan u sheegay.”

Khan marke Sridevi geeriyoneysay India wuu ka maqnaa asigo Boney telka kasoo wacay ogana tacsiyeyay sido kalena markii uu dalka yimid si dhaqsi ah ayuu isaga iyo xaaskisa qoyska Boney Kapoor ku booqden…