Akhristayaasha qiimaha badan maqaalkan waxaan idiin kugu sharaxeena taxliil kusaabsan xalqadii 35-aad ee taxanaha Hercai taaso lasoo bandhigay sabtiidii aan soo dhaafnay waxaadna ku ogaan doontaa qodobadii aan ka fahanah xalqadan ee nagu cusbaayeen anaga daawadayaal ahaan iyo waxa aan ka ogaanay xalqadan.

Hoos kaga bogo qodobadan oo goos goos ah misane gaa gaaban qof walbana fahmi karo

1-Asmaa oo Aziiza cidna ku dooraneynin.

2-haweeyney Asia la dhaho oo booskii Asma gashay.

3-Nasuh oo sheegay sababta Maxamed Aslanbey uu udilay.

4-Markii ugu horeysay Miiran codka Dilshaah maqlo iyo markii ugu horeysay Miiran aamino jaceylka Dilshaah iyo Hazar.

5-Harun oo qeyb kaleh maanta kadib hantida reer Sodologu.

6-Yaren oo si fudud ku joojisay arooska Harun ay la geli lahed.

7-Caziiza oo toos u weyday kursigii Azaad ee ay rajada ka lahed.

8-Maxamed Aslanbey iyo Caziiza sidee Dilshaah u qasbeen Oo muuqaal xusuus ah nalagu tusay misane laga sheekeyay?

9-Miiran oo kaxun wuxuu Reyyan ku sameeyay markuu aargoosiga watay.

10-Caziiza oo baaritaan ku bilaawday Harun.

11- cadowga seddexaad oo qorshihiisa ka fashilmi rabo Yareen aawged

12-Gonul oo shaki ka galay in Firat walaalked yahay iyo inkale.

Suaalaha is weydiinta mudan?

Waa tuma Asia amee jaajuus tahay sida Miiran sheegay?

Caziiza ma ogaan doonta Harun qofka uu yahay?

Caziiza miyee weerari doontaa reer Sodologu ama Reyyan Kadib markii qasriga laga soo eryay kursigii Azaadna ay weyday kaaso ay rajo ka qabtay inee hesho ?

[[Nasuh miyuu Miiran runta u sheegi doonnaa Maadama taxanaha gudihiisa dhowr jeer laga celiyay lakulankiisa isagoo rabo inuu usheego runta ah inuu isaga dilay Maxamed Aslanbey ?

Cadowga seddexaad qorshihiisa sidaas miyu ku fashilmay arooskii Yaren iyo Harun na qalaas miyaa Kadib markee Yaareen si fudud ku joojisay arooska iyada iyo Harun ?

Hazar maxuu ugu jawaabi doonnaa Reyyan ileen suaalo ayee weydiin doontaa?

Miiran Caziiza miyuu weerari doonaa kadib markuu maqlay codka Dilshaah.

Dhamaan suaalahan xalqada 36-aad ayaa jawaabaheeda looga fadhiyaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here