Abaal marinta caanka ah Critics Choice Film Awards 2020 (CCFA) ayaa la bixiyay qaybta Koonfur Hindiya weliba qaab Online ah ayaa lagu bixiyay oo barta Twitter-ka ayaa guuleestayaasha looga dhawaaqay madaama xafladii la qaban lahaa gabi ahaanba la baajiyay.

Qorshaha wuxuu ahaa markii hore xaflada Critics Choice Film Awards 2020 si toos ah in meel fagaaro ah loogu bixiyo 14-kii bishan Maarso balse Coronavirus dhibaatada uu Hindiya ku haayo awgeed ayaa xafladan caanka ah loo baajiyay ugu dambeyntii shalay ayaa guuleestayaasha Internet-ka lasoo dhigay.

Haddaba hoos kaga bogo guuleestayaasha abaal marinta Critics Choice Film Awards 2020 qaybta Koonfur Hindiya ee shirkada Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada mid walbo gooni loo gudoonsiiyay jilaayaashooda:

Malayalam:

Best actor (Male): Mammootty (Unda)

Best Actor (Female): Parvathy (Uyare)

Best Film: Kumbalangi Nights

Best Director: Aashiq Abu (Virus)

Best Writing: Syam Pushkaran (Kumbalangi Nights)

Kannada:

Best actor (Male): Rishi (Kavaludaari)

Best Actor (Female): B.Jayashree (Mookajjiya Kanasugalu)

Best Film: Bell Bottom

Best Director: Jayathirtha (Bell Bottom)

Best Writing: Dayananda T K (Bell Bottom)

Tamil:

Best Actor (Male) : Vijay Sethupathi (Super Deluxe)

Best Actor (Female) : Amala Paul (Aadai)

Best Film: Super Deluxe

Best Director: Thiagarajan Kumararaja (Super Deluxe)

Best Writing: Thiagarajan Kumararaja, Nalan Kumaraswamy, Mysskin, Neelan K Sekar (Super Deluxe)

Telugu:

Best Actor (Male) : Nani (Jersey)

Best Actor (Female) : Samantha Akkineni (Oh! Baby)

Best Film: Mallesham

Best Director : Gowtam Tinnanuri (Jersey)

Best writing: Vivek Athreya (Brochevarevarura)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here