Abhishek Bachchan Iyo Priyanka Chopra Oo Waalidiin U Noqon Doonan Zaira Wasim!!

9 sano kadib waxaa wada shaqeyn doonan xidigihi fllmada Dostana iyo Bluffmaster eek ala ah Priyanka Chopra iyo Abhishek Bachchan.

Taageraayasha ayaa ad ugu farxeen wada shaqeynta Abhi iyo PeeCee balse sheekada waxay xiiso sii yeelatay markii wararkaan cusub soo baxeen taaso ah in labadan jilaa ay shaashada ku jili doonan aabo iyo hooyo.

Waxayna waalidiin ugu matali doonan shashada atirishada Filmka Secret Superstar ee Zaira Wasim waana mashruuc cusub oo sheekadiisa laga soo xigan doono qiso dhab ah oo dhacday.

Filmkaan waxaa Director ka noqon doonto Shonali Bose ayadoo goor dhow duubis lagu bilaawi doono waxaa la daawan doona dhamaadka sanadkaan ama sanadka dambe bilawgiisa.