Gabadha ay iska dhaleen Aktarada Aishwarya Rai Bachchan iyo Abhishek Bachchan ee Aaradhya ayaa Aabaheed ku qaladay Aktarka lagu magacaabo Rambir Kapoor.

Arintan ayaa dhacday Aishwarya iyo gabadheeda oo isla jooga in gabadha ay u cararta Rambir oo ay habsiisay iyadoo moodeysa Aabaheed Abhishek Bachchan.

Sababta ay isugu qaladay ayaa aheyd garka oo ay wada deysteen labada Aktar iyo dhar iskumid ay wateen.

ars-ranbos-1

Arintan ayaa ka maseyrin doonta ayaa laleeyahay Abhishek Bachchan maadaama naagtiisana Filimka Ae Dil Hai Mushkil ay jaceyl kula jileyso Rambir Kapoor hadana gabadhiisa ayaa Rambir isagii mooday.

Rambir waa wiilka uu dhalay Aktarka weyn ee Rishi Kapoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here