Waa markale iyo barnaamijkeni heesa aan ku turjumenay oo aan soo jeedino aalaba isbuuci halmar caawa waxaa miiska inoo saran heeska ‘Sanam Teri Kasam’ oo ay ku luuqeynaayaan  Ankit Tiwari iyo waliba Palak Muchhal, filimkana waa Sanam Teri Kasam waana codsi ka yimid dhanka akhristayaashena.

F.G: Heeskaan horey ayaan u turjumnay oo aana idiin la wadaagnay balse maadama aad soo codsateen dib ayaan ugu soo celinay sidaa u ogaada Sido Kale waad soo codsan kartaa heeska aad rabto in lagusoo turjumo liiska codsiga ayaan kuugu dareenaa……….

Fadlan Aqriste Halkaan Kaga Bogo Heeska Oo Afsoomaali Ku Turjuman:

Miraha Koowaad:

Betahasha dil ne tujko hi chaaha hai, har dua mein main tujko hi maanga hai.

Shuruud la’aan ayuu qalbigeygii kujeclaaday, duco walboo duceystayna waxaan rajeyay inaa kuhelo kaligaa (inaa kuhelaa ku duceystay).

Teri jaana jaise koi baddua, teri jaana jaise koi baddua, door jaaoge jo tum, mar jaayengi hum, sanam teri kasam o… sanam teri kasam o.. sanam teri kasam.

Bixidaada ama tagidaada aad iga tagto wa sida anigoo la I habaaray ookale, hadaad iga dheerato waan dhimana gacaliso waa balan aan ka qaaday (adigaan kugu dhaarte wan dhimana gacaliso).

Tumhe dekha hi aankhen ho jaatin nam, sanam teri sanam o… sanam teri kasam o… sanam teri kasam.

Markaan ku arkaba indhaheyga wey ilmeeyaan, wa runtey gacaliso (adigaan kugu dhaarte jaceylkeeygiyey)

Miraha labaad:

Huaa ye kya hasher mera, judaa huaa sabar mera,maint tere bin ek lamha, kyun kabhi na jaaye…

Dulqaadkii ayaa iga tagay gacaliso, hal daqiiqo xataa la’aantada ma noolaan karo.

Raat bhar ashkon ne tujhko pukaara hai,  har dua main maine tujhko  hi maanga hai.

Habeenkii oodhan hurdo malihi indhaheyga adigey kuu ilmeeyaan marwalbana waxaan kuduceysta inaan ku helo.

Tere jaana jaise koi baddua, door jaaoge jot um, mar jaayenge hum, sanam teri kasam o..sanam teri kasam.

Bixidaada ama tagidaada aad iga tagto wa sida anigoo la I habaaray ookale, hadaad iga dheerato waan dhimana gacaliso waa balan aan ka qaaday (adigaan kugu dhaarte wan dhimana gacaliso).

Tumhe dekha hi aankhen ho jaatin nam, sanam teri sanam o… sanam teri kasam o… sanam teri kasam.

Markaan ku arkaba indhaheyga wey ilmeeyaan, wa runtey gacaliso (adigaan kugu dhaarte jaceylkeeygiyey)

Miraha sedexaad:

Nasha tera dil ko lagaa, dena nahi main teri aadat ka mara hai kya meri khataa…

Ma qalad baan ku leeyahay hadii aan adiga uun kuusoo go ay, wadnaheyga oo dhan ayaad ku saaqday macanto marnaba ha iga dheeran ( oo ha iqayaamin)

Teri bin naamumkin, apna guzaara hai, har dua mein maine, tujhko hi maanga hai…

Macquul ma ahan inaa la’aantada noolado,  xiliwalbo waxan ku duceystaa inaa kuhelo adiga uun.

Tere jaana jaise koi baddua, door jaaoge jot um, mar jaayenge hum, sanam teri kasam o..sanam teri kasam.

Bixidaada ama tagidaada aad iga tagto wa sida anigoo la I habaaray ookale, hadaad iga dheerato waan dhimana gacaliso waa balan aan ka qaaday (adigaan kugu dhaarte wan dhimana gacaliso).

Tumhe dekha hi aankhen ho jaatin nam, sanam teri sanam o… sanam teri kasam o… sanam teri kasam.

Markaan ku arkaba indhaheyga wey ilmeeyaan, wa runtey gacaliso (adigaan kugu dhaarte jaceylkeeygiyey)

Halkaan Hoose Ka Daawo Heeska Oo Muuqaal Af Somali Ah:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here