Aditya Pancholi ayaa cadeeyay 4-ta bisha Janaayo ineesan aheyn dhalashadiisa xitaa baraha bulshada Google, Wikipedia, iyo IMDb, dhammaantood waxay u aqoonsanyihiin maanta oo taariikhdu tahay 4-ta bisha Janaayo, maalinta dhalashada Aditya Pancholi.

Si kastaba ha noqotee, markii webka ETimes la xiriirayn jilaaga Bollywood si ay ugu hampalyee-yaan maalintiisa qaaska ah, wuxuu cadeeyay in maanta aysan aheyn dhalashadiisa. “Maanta maahan dhalashadeyda. Waa 12-ka Sebtember, ”ayuu ku wargaliyay Aditya, google iyo wikipedia jiniyee qabaan ayuu leeyahay kkkkk

Aditya waxaaa dhaleen Rajan iyo Aruna Pancholi, wuxuu xirfadiisa bilaabay sanadkii 1986 asigoo kusoo caanbaxay filmka ‘Sasti Dulhan Mahenga Dulha’ Wuxuu rabay inuu kasoo muuqdo dhowr filim oo Hindi ah si uu guulo waaweyn uhelo ugu dambeen waxaa loogu sacab tumay markii filimka Mahesh Bhatt ee ‘Wounded Land’. Sidokale filimo waaweyn ayuu heestaa sida,

‘Dayavan’, ‘Aatish’, ‘Yes Boss’, ‘Aankhen’, iyo dhawaanahanba kuwa uu kasoo muuqday, ‘Race 2’, iyo ‘Bajirao Mastani’ oo lagu ammaano doorkiisa. Wiilkiisa Sooraj Pancholi, oo markii ugu horreysay Bollywood-ka kusoo caan baxay filmka‘Hero’ oo ay isla jileen gabadha Suniel Shetty ee Athiya Shetty, ayaa horay u sii wadaya dhaxalka Aditya. Sooraj waxaa ugu dambeysay filmka ‘Satelite Shankar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here