Home » Wararka Maanta » Aflaamta Super Hit Ka Ah Ee Uu Jilay Amithab Bachchan Kaaso Qasab Ah Inad Daawato

Aflaamta Super Hit Ka Ah Ee Uu Jilay Amithab Bachchan Kaaso Qasab Ah Inad Daawato

Amitabh wuxuu jilay in ka badan 180-filim asigoo mudada 40-ka sano ka badan ee uu Bollywood-ka ka tirsan yahay waana jilaa sameeyay door walbo.

Bachchan waxaa la isku raacayay inuu yahay jilaaga ugu weyn uguna saameynta balaaran ee taariikh ahaan fanka Hindiya soo maray.

Amitabh awoodii uu Hindiya ku heestay 70-kii iyo 80-kii waxaa la yaabay Director-ka reer France  François Truffaut kaasi oo ugu yeeray Amitabh “one-man industry” ama hal nin oo shirkad dhan kaligiis hogaamiyo.

Big Bachchan waayihiisa fanka ee aadka u dheer wuxuu u suura galiyay inuu ku guuleesto 4-jeer bilada National Film Awards ee dowlada Hindiya bixiso iyo abaal marino kale oo caalami ah maanta waxan ku hayaa aflaamta amir khan super hitka noqday kuwaaso qasab ah inaad daawato

1.  Zanjeer

2. Deewaar

3. sholay

4. Amar Akbar Anthony

5. Don

6. Lawaaris

7. Black

8. Agneepath

9. Paa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *