Aishwarya Rai, Ananya Panday iyo atariishooyinka kale ee todobaadkaan Fashionka ku fashilmeen. Sawiro.

0
919

Shabakada BollywoodLife ayaa todobaadkasta soo qaadato labisyada ugu foosha xun ee atariishooyinka Bollywoodka kusoo labistaan iyo kuwa ugu shidanba.

Hadaba todobaadkaan waxaa atariishooyinka labiskooda fashilmay hogaamineyso atariishada Aishwarya Rai waxaana sidoo kale qeyb ka ah Ananya Panday, Tara Sutaria, Athiya Shetty iyo Kriti Kharbanda.

Hadaba halkaan hoose ka daawo sawiradooda;

Aishwarya Rai.

Ananya Panday.

Tara Sutaria.

Athiya Shetty.

Kriti Kharbanda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here