Home » . » Aishwarya Rai, Priyan Chopra Iyo Deepika Padukone Oo Kamid Noqdeen Sedexda Haween Ee Dunida Loogu Jecelyahay 2018 (Liiskan Waxaa Kujira Dhanka Ragga Messi Iyo Ronaldo)

Aishwarya Rai, Priyan Chopra Iyo Deepika Padukone Oo Kamid Noqdeen Sedexda Haween Ee Dunida Loogu Jecelyahay 2018 (Liiskan Waxaa Kujira Dhanka Ragga Messi Iyo Ronaldo)

Aishwarya Rai Bachchan, Priyanka Chopra iyo Deepika Padukone ayaa noqdeen ama kamid noqdeen haweenka dunida sanadkaan 2018 loogu jecelyahay.

Website-ka caanka ah e ilaa 35 wadan dunida isku xira ayaa waxaa dhacday in ay 37kun oo qof website-kaas weydiyan haweyneyda waqtigan loogu jecelyahay shaqadeena lagu maqsuuday ama laga helay.

Balse kooxda Website-ka YouGov ayaaba soo daabace guud ahaan Ragga iyo Haweenka dunida waqtigan loogu jecelyahay ayago taxliil badan sameyeen.

Dhanka Ragga waxaa liiskan kujiraan ciyaaryahanada caanka ah ee Messi iyo Ronaldo sido kale Raiisul wasaaraha dalka India ayaa kaalinta 8-aad ka galay halka Amitabh Bachchan uu kasare maray Messi iyo Ronaldo.

Jackie Chan iyo Barack Obama ayaa isku xigaan oo kaalmaha 2-aad iyo 3-aad aye liiska qeybta Ragga ka galeen ugu dambeyn Aishwarya Raim, Priyanka iyo Deepika ayaa qeybta dumarka ka galeen kaalmaka 11-aad, 12-aad iyo 13-aad ayagoo shaqadooda noocyada kala duwan lagu jeclaaday lagana helay.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Liiska Dadka Caanka Ah Ee Dunidan Sanadkaan Loogu Jecelyahay SIda Website-ka You Gov soodaabcem:

One Response to Aishwarya Rai, Priyan Chopra Iyo Deepika Padukone Oo Kamid Noqdeen Sedexda Haween Ee Dunida Loogu Jecelyahay 2018 (Liiskan Waxaa Kujira Dhanka Ragga Messi Iyo Ronaldo)

  1. Mohamad

    April 12, 2018 at 9:10 pm

    Lkn Zxp Ali adan Imran Khan Saw Ma ahan kii Amirkahn abtiga u ahaa