mar xaladaha markasta waa uu ku badalaa waxad arkaysaa adigoo taajir oo faqiir noqday waana mid ku saleysan nolosha markaad bollywoodla soo galaysid mid hadaad leedahay waxaad gaari doonta guusha aad doonto

taasina waa nasiib kaaso ku suurta gelin kara wax walba maanta waxaa ku hayaa atariisho ka mid atariishooyin ka laga dambeeyay xiligii 90s cid kale maahan waa Madhu

iyado kusoo caan baxday filimka lagu magacaabo Phool Aur Kaante waxaana la waday aktarka Ajay Devgan ka dib filimkaas waxa ay noqotay atariisho baaankeeda ku dhacday iyadoo Heshay saxiixyo mashruucyo badan waxaana ay lasoo shaqeesay aktarada ugu waa weynayd xiligaas

sida Ajay Devgan, Suniel shetty iyo Akshay Kumar iyadoo xitaa kasoo shaqeesay shirkadaha kala duwan ee india sida malayalam , Tamil , Telegu kannada

ka dib waxa ay go’aansatay inay iska dhaafto sameynta aflaamta sababtoo ah waxa ay guursatay ganacsadaha lagu magacaabo anand shah isagoo madhu u iibiyay guri ku fadhiya 75 crore

kaaso ku yaala magaalada Bunglow ka dib marka ay muddo wada noolaayeen anand waxaa ku dhacay qasaare weyn taaso ka dhigtay mid musafila isagoo lagu soo dalacay lacag deen ah oo dhan 100 crore

iyagoo iibiyay agab walba oo ay haystayn iyagoo hadda qorsheenaya inay iibiyaan guriga uu hadiyad ahaan u siiyeen anan shah si ay isaga bixiyaan lacaga deemaha lagu leeyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here