Ajay Devgan iyo Rohir Shetty oo Diwali 2020 dadka madadaali doonan maadaama la daawan doono Golmaal 5

0
643

kaliya Shah Rukh Khan lama dhihi karo waa boqorka Diwaliga sidoo kale aktarka Ajay. Devgan waa libaaxa feestada Diwaliga maadaa ma dhawrkii feesto ee Diwali ee lasoi gudbay uu la imaaday aflaamo wada guuleystayn sida taxanaha Golmaal

Golmaal qaybtiisa ugu dambaysay ee Golmaal Again waxa uu dhigay wacdaro xoogan isagoo dhaafay 200 Crore waxaaana midaas ay kaliftay in durba lagu dhawaaqo qaybtiisa shanaad

hadda Ajay Devgan iyo Rohit Shetty ayaa ku dhaawaqayn in taxanahan qaybtiisa shanaad la daawan doono feestada Diwali 2020 si ay ugu faa’ideystaan fasaxa maalintaas feestadas weyn dalka dadka dalka india

iyadoo goor hore lasii shaaciyay jilyaasha filimkan waxka jili doonan kuwaaso lagu yaqaani taxanahan sida Ajay Devgn, Arshad Warsi, Tusshar Kapoor, Shreyas Talpade iyo Kunal Kemmu.

Director Rohit Shetty ayaa hadda ku mashquulsan dhamaystirka filimka Sooryavansh kaaso hogaamiye Akshay Kumar iyo Katrina Kaif waxaana la daawan doona Eid 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here