Ajay Devgan waa is keenay iyo kaarto cusub oo laga soo bandhigay filimkiisa Tanhaji – The Unsung Warrior.

0
947

Ajay Devgan ayaa filimkiisa cusub ee Tanhaji – The Unsung Warrior laga soo bandhigay kaarto cusub misna cajiib ah waxayna kaartadaan u gaar tahay Ajay Devgan.

Ajay ayaa flimkaan waxaa la jilaayo xaaskiisa Kajol Devgan iyo Saif Ali Khan oo filimkaan doorka laadarka ku matali doono waxaana Director ka ah Om Raut.

Filimkaan Tanhaji waxaa maal galiye ka ah isla Ajey waxaana la daawan doonaa 10ka bisha Janaayo 2020ka ayadoona mudadaas ay naga xigto kaliya 2 bilood.

hadaba halkaan ka arag kaartada cusub ee filimka Tanhaji laga soo bandhigay;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here