Ajay Devgn iyo Tabu filimkooda cusub inta ay duubis ku bilaabin imisa filim ayay horey iskula sameeyeen

Director Luv Ranjan oo caan ku ah filimada Pyaar Ka Punchnama, Pyaar Ka Punchnama 2 iyo Sonu Ke Titu Ki Sweety oo dhamaantooda wada guuleesteen ayaa bilaabi doono dhawaan duubista filimkiisa xiga oo jaceyl iyo shactiro isku jiro ah.

Filimkaan aan magaca loo bixinin waxaa hogaamiyaal ka ah Supertsr Ajay Devgn iyo Tabu qorshana wuxuu yahay in mashruucaan la daawado 16 October 2018 ama qaybaha dambe sanadkaan.

Hadaba Ajay Devgn iyo Tabu ka hor aflaanta ay isla jileen iyo mid walbo ganacsiga uu sameeyay iyo natiijada uu gaaray fadlan hoos kaga bogo:

1. Vijaypath (1994) – 6.45 Crore – Hit

Vijaypath.jpg

2. Haqeeqat (1995) – 6.25 Crore – Below Average

Image result for Haqeeqat 1995

3. Thakshak (1999) – 3.64 Crore – Disaster

Image result for Thakshak (1999)

4. Drishyam (2015) – 68.66 Crore – Average

Image result for Drishyam (2015)

5. Golmaal Again (2017) – 205 Crore – Blockbuster

Image result for Golmaal Again (2017)

Sida sare ka muuqato Ajay iyo Tabu 5-filim oo ay door dhameestiran ku leeyihiin ayay isla sameeyeen waxaana u guuleesteen sedex filim taasi oo ka dhigan in 60% filimadooda guuleesteen.

Sidoo kalena 5-filim ay isla sameeyeen labo ka mid ah ayaa Hit dhameestiran noqdeen, waxaana la rajeynaa filimkooda 6-aad inuu guuleesto madaama Director Luv Ranjhan isagana guusha u saaxiib yahay.