sanadkan 2019 waxaa la daawaday aflaamo waa weyn kaaso ay hogaaminayaan aktarada ugi waa weyn Bollywoodka sida Salman Khan , Akshay Kumar iyo Ajay Devan

iyadoo maanta shabakada Boxx Office india ay soo saartay 20 filim lacagaha ugu badan soo xareeyeen iyadoo shabakda maqaal looga bartay inay soo saarto 4 bil kasta ama ruca sanadka

iyadoo dhamaadka sanadkan ka harsan 3 bilood waxaa liiskam hogaanka u hayo filimka sanadkan naga yaabsaday ee Kabir Singh waana arrin mucjiso inuu Shahid hogaaminaya filimka ugu weyn iyadoo ay meesha joogaan Salman Khan iyo Akshay

sidoo kale waxaa liiskan aflaamo badan ku leh labadan aktar ee sanadkan ugu awoodda badan Ajay iyo Akshay Kumar

Kabir Singh – 2,76,34,00,000

Uri – The Surgical Strike – 2,44,00,50,000

Bharat – 1,97,34,50,000

Mission Mangal – 1,93,25,00,000 apprx (35 maalin)

Kesari – 1,51,87,50,000

Total Dhamaal – 1,50,07,50,000

Saaho (Hindi) – 1,48,25,00,000 (21 maalin)

Super 30 – 1,47,00,00,000

Gully Boy – 1,34,21,50,000

Chhichhore – 1,24,50,00,000 (20 maalin)

Dream Girl – 1,05,00,00,000 (13 maalin)

De De Pyaar De – 94,50,00,000

Manikarnika: Queen Of Jhansi – 90,81,00,000

Luka Chuppi – 88,50,00,000

Batla House – 88,00,00,000 apprx (35 maalin)

Badla – 87,56,00,000

Kalank – 80,03,50,000

Student Of The Year 2 – 65,70,50,000

Article 15 – 65,17,50,000

Romeo Akbar Walter – 38,88,50,000

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here