Ajay iyo kajol waxay kamid yihiin lamaanyaasha ugu caansan shirkada Bollywoodka taariikh ahaan waxayna wada sameyeen ama kawada shaqeyeen dhowr Filim oo wada caan ah dhamaantood balse marka la dhaho guulaha Box-officeka waa yaryihiin kuwa u guuleysteen.

Guud ahaan Filimade wada sameyeen waa 9 Filim mudo 25 sano ayeena ku sameyeen maadama markii ugu horeysay ay wada shaqeyaan ahed sanadii 1995 waxaana laga joogaa 25 sano caawa oo aan 2020 kujino hadaba 9-filim ay isla sameyeen 3 kamid ah ayaa u guuleysteen.

Guud ahaan 9 Filim 3 ayaa u guuleysteen misane Hit dhameestiran u noqdeen taasi oo kadhigan in 33% Filimade isla sameyeen guuleysteen sido kalena Hit dhameestiran noqdeen.

Filimadaas u guuleysteen waxay kala yihiin Ishq, Pyaar To Ho Na Hi Tha iyo Tanhaji 6 kale waa kuwa guuldaresteen ganacsi ahaan fadlan hood kaga bogo 9-Filim iyo midwalba natiijadiisa.

1995-Hulchul: Flop

1995-Gundaraaj: Flop

1997-Ishq: Super Hit

1998-Pyaar To Ho Na Hi Tha: Super Hit

1999-Dil Kya Kare: Flop

2000-Raju Chacha: Flop

2008-U Me Aur Hum: Flop

2010-Toonpur Ka Superhero: Disaster

2020-Tanhaji: Hit/Super Hit

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here