Waa qeybtii ugu dambeysay maqaalkii aan kaga hadleyna 12-ka jilaa Bollywoodka fagtii hore cunsurinimo kala kulmeen dhankaa iyo daawadayaasha marna filimsameyaal badan shaqo u diideen iyadoo lagu dhaliilaayo muuqaalkooda.

Midba meel ayaa lagu heestay waxaana liiskan kasoo muuqdeen halyeey badan sida Big B, SRK, Anushka, Arjun iyo kuwa kale oo badana hadaba liiska xidigaha ka hareen hoos kaga bogo:

Ranveer Singh: xidigaan qaab jiliinka wacan mar ayuu filimsameyaal badan kawaayey shaqo filim inee siiyaan waxaana la dhihi jiray midabkaada shaashads kuma fiicno maqaarkaada ma ahan casaan sidaa aawger reer waqooyi India waaye midabkaada ayaa la dhihi jiray xidigaan maanta waa mid kamid ah kuwa ugu waa weyn maqaam ahaan jilayaasha oo Akshay Kumar ayaaba lala simaa marmarka qaar.

young Ranveer Singh - Bollywood Actors rejected for looks

Ajay Devgn: jilaagan 1991 daawadayaasha ayaa iska diideen maqaar gaar ah ayaanba kaga hadalnay isaga waxaana laga qaatay kaliya timahisa oo uu ku faani jiray balse midaas ma niyad jabinin Superstar-kan aflaam classic ah ayuu sameeyay daawadayaal badana qaab jiliinkisa kusoo jiitay.

Ajay Devgan - Bollywood celebrities rejected for looks

Tabu: xidigtaan qurux wey u dhameestirneed marka laga reebo dhirirkeeda oo aflaam badan ayeeba ku weysay inee saaid u dheertahay aawger sida filimka Mann oo ay Aamir Khan cunug ka dhigtay markee shaashada la qeybsatay balse Manisha Koirala ayaa lagu bedelay maadama macquul noqon karin inee Aamir atiriisho u noqoto.

Tabu - Celebrities got rejected for looks

Tabu fagtii hore shaqo oodhan waa loo diiday filimsameyaalkana waxay dhihi jireen atoorayaasha dhan waad ka dheertahay yaa filim kula jili karo hadii Big Bachchan kula jili lahaana isku jiil matihiin ayaa ladhihi jiray si kaste ahaataba xidigtaan wey is maareysay atiriisho la jecel yahay ayeena noqotay.

Dhamaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here