Akhbaar weyn; Neslihan oo godkeeda biyo ugu soo galeen iyo Atariishada Tuba Buyukustun oo ku biireysa taxanaha gabadhii safiirka.

0
1691

Waxaa lagu dhawaaqay in atariishada Turkiga misna caanka ah ee Tuba Bukustun ku biiri doonto kooxda taxanaha Gabadhii Safiirka oo meel xaasaasi ah maraayo.

Taxanahaan oo ay hogaaminayaan Engin Ekyurek iyo Neslihan Atagul Oglu ayaa haatan waxaa la shaaciyay in atariishada Tuba ayadana qeyb ka noqon doonto inkastoo aan wali si faahfaahsan loo shaacin doorkeeda.

Tuba iyo Engin ayaa waxay horay uga wada shaqeeyeen taxanihii Kara Para Ask misna guusha wacan gaaray haatana waxay dub ugu midoobi doonaan taxanaha gabadhii safiirka.

Nesley iyo Tuba oo kamid ah atariishooyinka ugu shidan Turkey ayaana la filan karaa loolan adag in uu taxana ku dhexmaro, hadaba akhristow adiga sidee kula tahay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here