Jilaaga reer Koonfur Mahesh Babu ayaa aragtidiisa hore badalay wuxuu diyaar u yahay sameynta filim Bollywood Ranveer Singh ayaana ka dambeeyo

Xiddiga koonfur suldaan Mahesh Babu oo u dabaal dagaayo guusha filimkiisa cusub Sarileru Neekevvaru oo guud ahaan caalamka ka keenay 200 crore ayaa la soo warinayaa in waqti la qaadanayo qaar ka mid ah xiddigaha Bollywood-ka

Sida la soo wariyey, filim sameeye Sajid Nadiadwala wuxuu ku dhawaaday in Mahesh Babu inuu leeyahay saaxibo fara badan oo Bollywood-ka, sida Ranveer Singh taasina ee sahli karto in uu sameeyo Filim Bollywood ah.

Mahesh ayaa dhowr jeer sheegay in uusan sameen doonin filim Bollywood ah ayaa hadda u muuqdo mid fikirkiisa hore ka tanaasulaayo.
Sajid Nadiadwala ayaa doonayo in uu la shaqeeyo xiddig kale oo koonfur ka soo jeedo isagoona hore ula soo shaqeeyay Rajinikanth, Chiranjeevi, Ram Charan, Dulquer Salmaan, Suriya, Dhanush, Prabhas.

Wuxuu haatan doonayaa Mahesh Babu waxaana arintaa fududeen kara kara Ranveer Singh oo xiriir fiican kala dhexeeyo Mahesh.

W/D Maankiz

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here