Akin Akinozu ma waalidii taxanaha ee Miran ayuu xaqiiqo nooga dhigi rabaa? Meel walba dagaal !!

0
1980

Akin Akinozu doorkiisa taxanaha Hercai wuxuu ku matalayaa shakhsi aad u kul kulul sidoo kalana xanaaq dhaw waqti kastana careysan asigoo ay yartahay inaad aragto xili uu faraxsanyahay.

Haatan shakhsiyadii uu taxanaha ku matakalayay ayuu shaashada gadaasheeda la yimid kadib markii todobaadkaan gudihiisa dhowr arimood laga diiwaan galiyay.

Fagtii hore waxay isku dhaceen kooxda duubsita taxanaha, waxaana xigtay iney is qabteen Directed caawiyaha taxanaha haatana waxay sheekada imaaday iney isku dhacaan atariishada taxanaha ee Ebru Sahin.

Ninka maxaa ka qaldan ayaad is leedahay macquulna ma tahay in doorkiisa Miran uu saameyn ku yeeshay shakhsiyadiisa dhabta ah?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here