Akin Akinozu (Miran) oo asiga iyo jaceylkiisa sawiro cusub laga soo bandhigay.

0
7468

Jilaaga hogaamiyo taxanaha laga daba dhacay ee Hercai Akin Akinozu ayaa sawiro laga soo badnhigay asigoo gacanta heysto jaceylkiisa gabadha lagu magacaabo Sandra.

Akin iyo Sandra ayaa laga soo bandhigay sawiro ay gacmaha is heystaan iyagoona aad u faraxsan.

hadaba halkaan hoose kaga bogo.

Image may contain: 2 people, people standing and shoes
Image may contain: one or more people, people standing, shoes and outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here