Jilaaga Akin Akinozu oo ay soomaalida u taqaano Miran ayaa guur usoo bandhigay gacalisadiisa dhabta ah oo lagu magacaabo Sandra taasoo ay mudo 5 sano kabadan wada socdeen.

Akin oo fasaxa sanadka cusub ku qaadanayay wadanka France gaar ahaan caasimadiisa Paris ayaa ugu dambeyn guur ka dalbaday gacalisadiisa Sandra taasoo uu xiriirkooda jaceyl soo bilowday 2015tii ayagoona tan iyo waqtigaas lamaane ahaa.

Sandra ayaa sida la sheegay markii Akin Akinozu uu guurka ka dalbaday durba Yess ku jawaabtay asigoona isla goobtii faraanti ugu galiyay.

Ilaa iyo hada si rasmi looma shaacinin xiliga lamaanahaan is guursan doonaan maadaama ay haatan faraanti isku galiyeen wixiise arinkaan kusoo kordho dib ayaan idiinkaga soo sheegi doonaa.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here