Akshay Kumar atariishada filimkiisa ugu horeeyay la sameesay iyadoo yar ayay guursatay aktar caan ah ka dib muddo gaaban isaga…

aktarka ka tirsan shirkada Bollywood ee lagu magacaabo akshay kumar ayaa waxa uu lasoo shaqeeyay atariishooyin fara badan laakiin qisada maanta aan ku haayo waxa ay ku saabsan tahay atariishada ugu horeesay ee isaga filim la sameesa waxaana lagu magacaaba Shanti Priya

waxaana iyada iyo Akshay labadooda kusoo caan baxayn filimka lagu magacaabo Saugandh sanadkii 1991 waxaana director ka ahaa ninka lagu magacaabo Raj Sippy

sidoo kale atariishadan waxa ay ka shaqeenaysay shirkadaha aflaamta ee koonfurta Shanti priya sanadkii 199  iyadoo jirta 35 sano waxaana guursaday aktarka ku jira filimka Baazigar waana aktarka askariga ahaa kaaso ay saaxibada ahaayeen atariishada Kajol

waxaana lagu magaacaba Siddhart Ray kaliya marka ay isla noolaayeen 5 sano sanadkii 2004 waxaa siddhart uu u geeriyaaday wadno xanuun shanti waxa ay Aiddharthu dhashay labo caruur hadda xagee ku dambeesa shanti?

hadda Shanti waxa ay kasoo muuqataa musalsalada ka baxa Tv-Yada  waana mid weli kasoo muuqata aflaamta iyadoo sameesa door caawin iyo mid waalid ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here