Akshay Kumar Filimkiisa Kesari Oo Wacdaro Xoogan Ka Dhigay Dhanka Iyo Tv-ga Isagoo Noqday Filimkii Sadexaad Ugu Daawashada Wanaagsanaa Ka Dib Total Dhamaal Iyo 2.0

0
499

waxaa cajiib in marka marka kasii dambeesa inay sii xoogaysanayso daawashada aflaamta Bollywoodka dhanka Tv-yada waxaana xilli walba idinla wadaagna sida aflaamta Bollywood ay u kala sareeyaan dhanka daawashada Tv-Yada

waxaana cajiib ah Akshay Kumar inuu tiyaatarasa u saaran yahay filimka Mission Mangal kaaso wacdaro xoogan sameenaayo sidoo kale waxa uu filimkaas akshay kumar kaga dhigan yahay filimkiisa 11aad ee isku xigto kuwaaso guuleysta

laakiin aktarkan kaliya wacdaro xoogan kama dhigaayo tiyaatarada sidoo kale Akshay Kumar waxa uu wacdaro xoogan ka dhigay dhanka iyo daawashada Tv-ga isagoo noqday filimkii sadexaad ugu daawashada badnaa sanadkan 2019 ee aflaamta fagta hore Tv-yada laga daawado micanaha markooda kowaad ee Tv-ga laga soo daayo waxaana filimkan daawatay 1,56,66,000

sidoo filimka Lukka Chuppi kaaso ay wadaan aktarada kala ah Kartik Aryan iyo Kriti sanon ayaa isagana dhigay wacdaro xoogan dhanka Tv-yada isagoo durba ka sara maray aflaamta kala ah Sanju, Raid and Pad Man iyo Simmba kuwaaso hore hit ugu noqdayn Tv-yada waxaana warbixintan lagu saleenaya sida dadka u daawanayaan aflmaata dhanka Tv-yada sanadkan 2019

iyadoo filimka Total Dhamaal uu ku fadhiyo kaalinta kowaad kaaso ah filimka loogu daawasho badan yahay Tv-yada sanadkan 2019 haddaba hoos ka eeg sida loo kala sareeyo iyo tirada dadka Tv-yada ka daawatay

1. Total Dhamaal – 1,67,93,000 2.0 (Hindi) – 1,65,13,00,000

2. 2.0 (Hindi) – 1,65,13,00,000

3. Kesari – 1,56,66,000

4. Luka Chuppi – 1,25,00,000

5. Junglee – 1,11,77,000

6. Simmba – 1,11,02,00,000

7. Zero – 92,60,000

8. Race 3 – 70,85,000

9. Race 3 – 70,85,000

10. Uri: The Surgical Strike – 61,37,000

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here