Kooxda Valimai oo uu hogaamiye ka yahay Thala Ajith Kumar ayaa ku dhawaaqeen in mashruucooda la daawan doono todobaadka Diwali-ga ki beegan ee 2020 tani waxay ka dhigantahay Superstar-ka Bollywood-ka Akshay Kumar iyo Superstar-ka Tamil-ka Ajith Kumar inuu dagaal Box-office ah dhex mari doono.

Ajith Kumar waa nin Star Power waali ah kuleh dhul weynaha Tamil macquul na ma ahan in halkaas lagu garaaco hadaba Akki ayaa ku adkeysanayaa la dagaalanka xidigaan isagoo og in suuqaas looga awood badan yahay.

It's Thala Ajith's Vs Akshay Kumar: Valimai to CLASH with Prithviraj in Diwali 2020

Akshay waxuu wataa Filimkiisa Prithviraj ee uu oga hadkaayo nolosha halyeeyga dagaal yahanka ah ee Prithviraj Chauhan waana Filim taariikhi ah waxaana lagu dhawaaqay asna in la daawan doono todobaadka Diwali-ga ku beegan ee 2020.

Inkastoo labadan Filim iska leeyihiin labo shirkad kala duwan (Bollywood iyo Tamil) hadana dhanka ganacsiga saameeyj ayee isku yeelan doonaan maadama isku xili tiyaatarada laga daawan doono waxaana xasuusana loolanka dhexmaray Houseful 4 oo Akshay Kumar watay iyo Bigil oo Vijay watay sanadkaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here