Bollywood Khiladi Kumar ma ahan nin aan hada ka sheekeyneyno sida uu ugu xeel dheera ama dabeecad ugu ahed inuu dumarka la haasaawo haduu Filim duubaayo iyo hadii kaleba waxaana cajiib ah in Akki atiriishooyinka ugu badan Bollywoodka la shaqeeyay.

Si fudud waa atooraha atiriishiiyinka Bollywoodka ugu caansan kuwooda ugu badan shaashad la wadaagay hadana waa atooraha atiriishooyinka ugu badan muuqaalo dareen xad dhaaf ah shaashad kula wadaagay balse heerka Emran Haashmi oo xuduud walbo dhaafay ma uusan gaarsiisneen.

Waxaan helnay maqaal hore oo laga daabacay xidigaan laguna bandhigay atiriishooyinka uu la wadaagay muuqaalada dareenka ee lamaanayaasha isla qubeystaan ama atiriishooyinka uu suuliga kula qubeystay intuu Filim duubaayey.

Marka hore waxaa lagaaga dhigaa inee qaawan yihiin balse xaqiiq ma ahan oo dhar hoose ayee wataan sidaasna tubada musqusha ugu wada qubeysanayaan hadaba waa kuwee atiriishooyinka ka ogolaadeen muuqaaladaas dareenka ah Akshay Kumar.

Wey kudhiiradeen inee qubeys la wadaagan shabeel-naagoodka Mumbai atooraha loogu naaneesi jiray hadaba hoos kaga bogo atiriisho walba iyo Filimka muuqaalkaas kula sameeysay Akshay Kumar:

Madhuri Dixit: Aarzo Rekha: Khiladiyon Ka Khiladi

Karisma Kapoor: Mere Jeevan Saathi

Priyanka Chopra: Andaz

Shilpa Shetty: Insaaf Sido kale hoos kaga bogo atiriishooyinka uu roobka iyo meelo biyo leh muuqaal dareen ah kula wadaagay:

Raveena Tandon: Mohra

Katrina Kaif:

Kajol: Yeh Dillagi

Nagma: Suhaag

Sonali Bendri: Tarazu

Mamta Kulkarni: Sabse Bada Khiladi Iyo atiriishooyin kale oo badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here