Home » Nolosha Jilaayaasha » Akshay Kumar” Markuu Aarav Daawaday Filmka Pad Man Intuu Hab Isiiyay Ayuu Igu Yiri Shaqo Wacan Ayaa Qabatay Aabo”

Akshay Kumar” Markuu Aarav Daawaday Filmka Pad Man Intuu Hab Isiiyay Ayuu Igu Yiri Shaqo Wacan Ayaa Qabatay Aabo”

Super Star Akshay Kumar ayaa dhex dabaalanya guusha uu gaaray filmkiisa Pad Man kaaso tiyaatarada saaran.

Akki ayaa saxaafada wareysi siiyay asigo ka hadlay guusha filmkiisa balse waxuu saxaafada la wadaagay arin u gaar ah taaso ah in wiilkisa Aarav daawaday mashruucan sido kalena aabihiis amaan kala dul dhacay.

Akki oo hadlaya waxuu yiri,” markuu wiilkeyga Aarav daawaday filmka Padman horteyda ayuu yimid isago si qiireysan hab iisiyay waxuuna igu yiri shaqo wacan ayaad qabatay aabo waan kugu faana.”

Akshay ayaa sheegay in wiilkiisa Aarav uu daawado dhamaan aflaamta uu sameyo sido kalena Aarav uu  taagero u yahay aabihiisa dhanka Bollywoodka.