Katrina Kaif waa atiriisho marwalba ku ad adag howsheeda markii la joogo ama xitaa wareysi markii laga qaadayo xidigtaan waxay atiriisho kowaad ka tahay Filimka Sooryavanshi ee Akshay Kumar atoore kowaad ka yahay.

Rohit Shetty ayaa Director ka ah waana mashruuc uu Police-ka looga hadlaayo lana daawan doono Maarso 2020 sida qorshaha ah hadaba Akki oo lagu yaqaano inuu dhibo xidigaha Filimkiisa kala shaqeyaan ayaa muuqaal kasoo duubay Katrina oo nadiifineysa dhulka.

Katrina Kaif ayaa waxay qabato weysay kadibna waxay go’aansatay inee iska xaaqdo ama.nadiifiso goobta Sooryavanshi lagu duubayey balse Kumar ayaa daba dhigtay misane muuqaal kasoo duubay.

Sooryavanshi: Katrina Kaif hits Akshay Kumar with a broom on the film's set — watch video

Mar uu ka duubaayey ayuu weydiiyay waxa ay sameyneyso waxaana muuqaalka laga maqlaa ayadoo leh “meeshaa nadiifinaya waxyar isug iina banee goobta ka leexo” saas eetahay Akshay ayaa lugtiisa hordhigaayo Katrina iyadana iskoobihii ama geedkii ay dhulka ku nadiifineysay ayee ku garaace.

Xidigahan ayaa had iyo jeer baraha bulshada soo dhigaan muuqaalo iyo sawiro xili ay kaftamayaan Akki waa caadadiisa jilaa walba la shaqeynaayo inuu dhibo durbana baraha bulshada ayuu soo dhigay muuqaalkaas.

https://www.instagram.com/p/B8GdTqJHUhN/?utm_source=ig_embed&utm_campaign=embed_video_watch_again

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here