Filimsameye Anand L Rai ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Filimkiisa Atrang Re la daawan doono maalinta jaceylka adduunka ku beegantahay ee 14 Feb 2021 waana xili wacan uu calaameystay fasax fiicana jiro.

Mashruucan waxaa wada hogaamin doonaan Akshay Kumar, Sara Ali Khan iyo Dhanush waliba Akki door muhiim ah ayuu kulahaan doonaa Filimka waana markii ugu horeysay xidigahan midowi doonaan Kumar ayaana la rabaa in lagu suuq geeyo mashruuca.

Akshay Kumar-Sara Ali Khan-Dhanush's Atrangi Re to CLASH with this biggie during Valentine's Day weekend in 2021

Dhanka kale waxaa jiro Filim kale oo asna la daawan doono isla taariikhdas waana Director Shakun Batra mashruucisa xiga oo ay wada jili doonaan Deepika Padukone, Siddhant Chaturvedi iyo Ananya Panday waana mashruuc Thriller ah oo Karan Johar dhinac ka maalgalinaayo.

Hadaba waxaan sugnaaba waa dagaalka ka dhaxen doono labadan jilaa maalinta jaceylka aduunka maadama Box-officeka ku hardami doonaan waan sugeynaa midka guuleysan doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here