Ajay Devgn Oo Ku Booday:

Kahor Akshay xidigtaan waxay xiriir la laheer Ajay Devgn oo in mudo kooban ayaa la isku xaman jiray balse wey isku dhaceen weyna kala tageen kadib ayee bilaawday inee Ajay dacaayad ka faafiso saxaafadana dhacdooyin Run iyo Been ah isugu jiraan ayee usheegi jirtay.

Ajay ayaa xitaa ku booday ama inkiray inuu waligiis halmar xitaa I Love You dhahay waxuuna sheegay Raveena inee beenley tahay waligiisna xiriir la wadaagin waliba dhaqtarka maskaxda ayee u baahantahay ayuu intaas kudaray.

Raveena Tandon

Akshay Kumar Oo 3 Sano La Noolaa:

Mohra kadib Raveena waxay isku dhiibtay oo ay qalbigeeda iyo jirkeedaba isugu dartay Akshay Kumar xitaa 1999 wareysi ay bixisay waxay ku sheegtay in iyada iyo Akki si hoose isku nikaaxsadeen mudo 3 sanona wada noolaayeen.

Raveena Tandon and Akshay Kumar

Waxay tiri iyadoo ka hadleysa,”waxaan u maleyn jiray un Akki aniga kaliya kantiinka nikaaxa uu u xiray balse waxaan ogaaday in gabdho badan sideyda oo kale uu nikaaxaas beenta ah la wadaagay waxaan ka baqaa caruur badan oo Akshay dhalay in Mumbai kasoo yaacaan balse hooyooyin kala duwan leh.”

Rekha, Shilpa, Karisma, Twinkle Khanna ayee isku dhaceen Raveena Tandon waliba Akshay Kumar dartiis markii dambe noloshiisa wey isaga baxday.

Ugu Dambeyn Anil Thadani Ayee Guursatay:

Marriage to Anil Thadani

Gabar walba waxay jeceshahay in si sharafleh loo guursado waliba aroos caan ah Raveena Tandon riyadan waxay u rumowday 22 Feb 2004 balse xiligaas 30 jir ayee ahed sido kalena garoob ayee ahed waxay guursatay ganacsade Anil Thadani 4 caruur ahna wey u joogaan…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here