Heeskaan jaceylka ah waxaa ku luuqeyeen fanaaniinta kala ah Kumar Sanu iyo Alka Yagnik waxayna kujirtaa filmkii Andaaz ee ay wada jileen Akshay kumar, Lara Dutt iyo Priyanka Chopra waana hees jaceyl qiiro leh.

waxaana wada jilayaan Akshay kumar iyo qoyska oodha oona Lara Dutt kuweheliso halkaan hoose kaga bogo heeska oo turjuman.

Miraha Koowaad:

Kisi se tum pyaar karo, to phir izhaar karo

Hadaad qof jeceshahay usoo bandhigo (jaceylkada qofka jecled)

Kahin na phir der ho jaaye, Kahin na phir der ho jaaye 

Inteey goori goori tahay, Inteey goori goori tahay (oo jaceylkaada aadan weynin)

Kisi pe aitbaar karo, to phir ikraar karo

Hadaad qof kukalsoontahay, usheego (qofkaas aad ku kalsoontahay kalsoonidada)

Kahin na phir der ho jaaye, Kahin na phir der ho jaaye 

Inteey goori goori tahay, Inteey goori goori tahay (oo jaceylkaada aadan weynin)

Yahi to dil churaane kaa andaaz hotaa hai.

Waa sidan qaabka qof qalbigiisa ku hanan karto.

Miraha Labaad:

Mohabbat ka gham hai, mile jitnaa kam hai.

murugada iyo xanuunka jaceylka waa mid aanan dhamaaneynin.

Yeh to zamaana nahin jaan paayegaa

tanina waa dunida markaa kali’ kutahay (xanuunka qofna kulama qeybsanaayo dunidan)

Mera jo sanam hai zara beraham hai.

Midii aan jeclaana waa arxan laay (naxariis malahan).

Deke mujhe vo dard muskuraayegaa.

Wey isoo eegeysaa iyadoo xanuun ihaayo weyna dhoolacadey neysaa.

Dil ko aise dilbar pe bhi naaz hotaa hai.

Hadana saas eetahay qalbigeyga ayada ayuu jecelyahay.

Miraha Sedexaad:

Mubaarak samaan hai, khushi kaa jahaan hai

Waa xili farxad iyo reyn reyn aan kujirno.

Yeh din koi to nayaa gul khilaayegaa.

Maalintaana maalin xasuus ah ayee noqon doontaa..

Nazar se bayaan hai, ye vo daastaan hai

Dhaayaha/Indhaha lagu sheegi karaaye, qisadan jaceylna indhaha laga akhrisan karo.

Chaahat ko kaise koi bhi chhupaayegaa.

Siduu qof jaceylkiisa uqarsan karaaba (marba hadii jaceylkan indhaha laga akhrisan karo)

Aashiqon ki aankhon mein ye raaz hotaa hai.

Kan wax jecelow, jaceylkiisa indhaha ayee ka muuqdaan.

Hooriska Heeska:

Kisi se tum pyaar karo, to phir izhaar karo

Hadaad qof jeceshahay usoo bandhigo (jaceylkada qofka jecled)

Kahin na phir der ho jaaye, Kahin na phir der ho jaaye 

Inteey goori goori tahay, Inteey goori goori tahay (oo jaceylkaada aadan weynin)

Kisi pe aitbaar karo, to phir ikraar karo

Hadaad qof kukalsoontahay, usheego (qofkaas aad ku kalsoontahay kalsoonidada)

Kahin na phir der ho jaaye, Kahin na phir der ho jaaye 

Inteey goori goori tahay, Inteey goori goori tahay (oo jaceylkaada aadan weynin)

Yahi to dil churaane kaa andaaz hotaa hai.

Waa sidan qaabka qof qalbigiisa ku hanan karto.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here