Akshay Kumar ayaa farriin muhiim ah lawadaagay taageerayaashiisa maalinta xornimada india 2020.

Dhawaan ayuu bartiisa bulshada soo dhigay muuqaal oo ugu talagalay shacabkiiss india farriin fiidiyoow

Jilaaga ‘Rustom’ wuxuu ka hadlay dhibaatada haysata masaakiinta wadada daadsan . Wuxuu ku booriyay taageerayaashiisa inay umuujiyaan naxariis dadka saboolka ah isla markaana ay caawiyaan kuwa baahan. Wuxuu kaloo cadeeyay sida ay ugu adag tahay iyaga sababtoo ah xirida coronavirus iyo roobabka.jira balse waxuu yiri habka ugu sahlan ucaawiya

Dhamaanteen waan ognahay dadkaan, dhamaanteen waxaan iyaga ayaa uheesana nolosheena. IndependenceDay, Wadajir4India. ayuu kusoo gabagabeeyay muuqaalkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here