qof walba waxa uu ku fakiraa in Kaliya Atirishooyinka Bollywoodka quruxdooda ugu weyn uu yahay Make-up-ka hadii Make-up jiri laheen atirishooyin badan oo maanta lagu tilmaamo kuwa qurxoon ayaa daadka qaadi lahaa.

laakiin kaliya maahan atariishooyinka inaysan ka maarmin make upka sidoo kale waxaa jira dhawr aktar kuwaaso markasta laga dawado make up xiliga ay filimka sameenayaan ama xiliga ay aadayaan magaalada

aktarada caalamka ayaa waxa ay si weyn u isticmaalaan make upka kaaso nuurinaya ama qurxinaya muuqaalka aktarka si uu ugu soo jiito daawadayaasha

haddaba maanta waxan ku hayaa dhawr aktar kuwaaso mar walba isticmaala make upka

Ajay Devgan

Rajnikanth

Shah Rukh Khan

Govinda

Akshay Kumar

Shahid Kapoor

R. madhavan

abishek Bachchan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here