Aktaradan Ee Bollywoodka Ka Tirsan Kuwaaso Ku Caan Baxay Doorkooda Ardayga Laakiin Aktarkee Ayaa Kusoo Baxay Xirashada Dharka Uniformka Iskuulka

waxaan beena ahayn inaysan jirin qof hilaami karta waqtigeedii schoolka ay dhigan jirtay madaama uu yahay waqtiga ugu fiicnaa qofka kaaso uu mar walba xasuusto sida farxada dhibka iyo waxbarashada taaso halkaas aad ku yeelanaysoo asxaabo badan waana mida aan maanta ku haayo taaso ah 12 aktaro oo bollywoodka ka tirsan kuwaaso ku caan baxayn xirashada dharka uniform ka schoolka taaso in badan kusoo baxayn Haddabe aktarkee ayaa si gaar ah ugu qurxan xirashada dharka uniform ka schoolka

Amir khan iyo ayesha jhulka – jo jeeta wahi sikander

Kalki koechlin  – Dev d

Amithab Bachachan  – Paa

Hrithik roshan  – Koi mil gaya

Preity zinta  – Kya kehna

Sonam kapoor  – raanjhna

Priyanka chopra  – marry kom

Alia bhatt , Siddhart malhotra iyo Varun dhawan  – Student of year

Jaya bachchan  – Guddi

Jimmy shergil , Uday chopra iyo Jugal hansraj – Mohabbatein

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here