shirkada Bollywoodka waxaa soo maray aktaro badan kuwaaso ku caan baxayn doorar iyaga u gaar ah sida aktarka Emraan Hashmi kaaso bilowdga aktarninadiisa fanka kusoo galay muuqaalo dareen ah iyo shumis fara badan

waxaana midaas uu ku mutaystay in lagu yeero boqorka shumiska isagoona shumis la wadaagay atariishooyin badan oo caan ah waxaana hadda wadadaas ku socda aktarka Aditya Roy Kapur kaaso isagana ka yaraysan Emraan maadaama xiligan aflaamtiisa badanaa lagu arko muuqaalo uu shuminaayo atariishooyinka filimka la sameenaya

Aditya ayaa waxaa aflaamta shumis kula wadaagay atariiisho caan ah sida Shradha Kapoor , Katrina Kaif iyo Disha Patani taasi uu shumis kula waadagay filimkooda ugu dambeeyay ee Malang

haddaba aktarkan oo xayeesiin u samaynaya filimkiisa Malang ayaa waxaa saxaafada wax ka weydiisay inuu xiligan diyaar u yahay in lagu yeero boqorka shumiska laakiin aktarka ayaa gabi ahaanba diiday midaas isagoona sheegay inuusan awood u lahayn inuu raaco wadadii Emraan maadaama uu Emraan ku sheegay inuu yahay mid aan lagu gaarin shumiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here