aktarkan doorkiisa ugu wanaagsanaa ee dhinac musalsalada ka baxa Tv-Yada waa doorkii Neev ee musalsalkii caan ka ahaa ee Khayamat ama Baraaji

Jay waxa uu bollywoodka kusoo galay filim lagu magacaabo Platform No.6 sanadkii 2013 waxaana usii xigayn aflaamta kala ah Hate Story 2 iyo Ek Paheli Leela laakiin aflaamtaas gabi-ahaanba way ku fashilmayn Boxx office ka waxaana aktarkan lagu qasbay inuu dib ugu laabto musalsalada uu samayn jiray

Jay Bhanushali waxa ay is-guursadayn atariishada musalsalada samaysa ee Mahhi Vij sanadkii 2010 iyagoona mudo 9 sano ka dib ay helayn cunugooda ugu horeeyay taaso ah gabar waxaana gabadhan ay ku dhalatay isbitaal ku yaala magaalada Mumbai todobaadkii hore

Jay iyo xaaskiisa ayaa sanadkii 2017 waxa ay go’aan ku gaarayn inay korsadaan labo caruur kuwaaso kala ah wiil iyo gabar iyagoo kasoo watayn goobaha lagu xanaaneeyo caruurta agoonka ah

dhanka Maharshi musalsalkii ugu dambeeyay ee lagi arko uu ahaa Balika Vadhu halka Jaya isagana dhawaanahan uu u batay marti gelinya show-yada Tv-yada laga daawado isagoo ka mid ah showga lagu magacaabo The Voice Indian Kids iyo Super Singers

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here