nolosha waa cajiib mar waliba waxad so maraysa marxalado kala duwan sida xaaladda aktarka Nirhua kaaso dhab ahaanti uu ka tirsanaa qoys sabool ah. 

waxaa jirtay waqti markii aktarka Nirhua aabihiis daqliga soo galo bishii uu ahaa 3500 rs oo kaliya xubnaha qoyskuna ay ahaayeen 7 shaqsi. iyadoo ay ahayd xaalad aad culus maadaama dakii ay badan yihiin lacagtina ay yar tahay ka

ka dib si loo helo xoogaa lacag ah aabihiis wuxuu u kaxeeyay aktarkan iyo walaalkiisa labadooda inuu u raadiyo shaqo. Qoyskiisa intiisa kale waxa ay ahaayeen 3 gabdhood iyo xaaskiisa waxay ku harayn meeshii ay gobolka

waxaana aktarkan iyo Aabihiis iyo walaalkiisa ay ku noolaayeen xaafad isku raran ah oo dhib badan Wadarta dakhliga soo galay sadexdoodaba waxay ahaayeen Rs 3500.

Nirhua wuxuu gobolkas ku dhammeeyay qalinjabinta mahadcadka filim jilista ka dib Nirhua bilaabay nolol halgan, xitaa ma uusan laheyn qof isaga midas ku caawiya. 

Laakiin markaa noloshu ay dhankaaaga uso jeesata, waxayna noloshada aktarkan hal mar isku rogtay qaab sixir ah. 

isagona tartan u galay doorshada doorarka dhawr filim isagoona mudo ka mid aha tartankas lakin maanta aktarkan wuxuu caan ka yahay shaleemo walba ee ku taala gobolka Bhojpuri sababtoo ah waxa uu halkas ka noqday Super star weyn isagoona sameeyay aflaamo si weyn gobolkas ugu hirgalayn waxaana halki filim. aktarkan ku qaata 40-50 lakhs oo rupees ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here