dad fara badan ayaa waxa ay yimaadayn magaalada mumbai si ay u rumeeyaan riyooyinkooda iyadoo qaar ay ku fashilmaym iyagoo waaye waxa ay doonayeen

halka qaar kale ay saacido xirafadooda taaso wax walba u fududaysa sida aktarada kala ah Akshay kumar iyo Shah rukh khan kuwaaso marka ay imaanayeen mumbai  jabkooda lacag aysan ku jirin

laakiin muddo ka dib waxa ay noqday dadka ka mid ah kuwa ugu taajirsan waddanka iyadoo liiska aktada sidaas oo kale ay badan yihiin maanta waxan soo qaadanaynaa aktarka lagu magacaabo Ravi kishan oo soomaalida u taqaano bakiyaa

Ravi kishan ayaa marka hore waxa uu ku dhibtooday inuu xidig ka noqdo meesha uu kasoo jeedo ee Bhojpuri isaga waxa uu taageere u yahay aktarka Amithab bachachan isagoo mar walba uu daawado aflaamta Amithab

ka dib ayuu rajeenayay inuu maalin uun noqdo aktar weyn laakiin aabihiisa marna muusan doonayn inuu noqdo aktar laakiin hooyadiisa ayaa mar walba garab-taagnayd iyadoo siisay 500 rupes si uu ugu aado magaalada mumbai

ka dib markuu yimid mumbai waxa uu qabtay shaqooyin kala duwan ugu dambayn waxa uu helay nasiibkiisa Ravi kishan aya waxa uu fursad u helay inuu qayb ka noqdo filimka bollywoodka ee lagu magacaabo pitambar sanadkii 1991

laakiin filimka waxa uu noqday mid fashilma ka dib waxa uu ku biiray dhinaca iyo Tv-Yada isagoo qayb ka noqday musasal lagu magacaabo hello inspector laakiin ugu dambayn waxa uu helay fursadii uu aqoonsiga ku heli lahaa

ka dib marka uu qayb ka noqday filimkii Tera naam oo ay hogaamiye uu ka ahaa aktarka salman khan ka dib waxa uu ku noqday gobolka uu kasoo jeeday ee bhojpuri isagoo filimaan u sameeyay shirkadaha aflaam ee halkaas ku yaala

waxaana Ravi halkaas uu ka noqday superstar ravi kishan maanta waa hantiile weyn waxa uu leeyahay shirkado isagoo lagu qiyaasay hantida uu haysto 70-85 Crore,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here