aktarka Jimmy Shergill waxa uu yahay aktarka ugu caan bollywoodka ee kasoo jeeda gobolka punjab isagoo ahaa aktarka ugu mushaarka badnaa ee Punjab film industry isagoo sameeyay dhawr aflaam oo bollywood ah kuwaaso guulaystayn

laakiin waxa uu ku fashilmay inuu gaaro darajada weyn sida sadexda khans jimmy shergill magaciisa dhabta waa jasjeet singh gill isag qoyskiisa waxa ay ahaayeen dad ku nool dhulal badan dad kale ay leeyihiin

isagoo bollywoodka kusoo galay filimka maachis sanadkii 1996 waxa uuna bollywoodka ka tirsan yahay muddo ka badan 22 sano waxa uu guursaday Sanadkii 2001 ka dib marka uu sameeyay doorarkii caan ka aha ee uu kulahaa aflaamta kala ah Mohabatein iyo Mere yaar ki shaadi hai

ka dib marka uu sameeyay waxa uu helay dhawr aflaamood waxa uu kasbaday lacag fiican isagoo dib ugu laabtay gobolka punjab isagoo gatay dhawr dhul iyo isagoo furtay xarumo ganacsi

ka dib waxa uu noqday mid hela lacag badan isagoo noqday taajir isagoo qoyskiisa uu iibiyay dhulka ay daganaayeen waxaan hadda hantidiisa lagu qiyaasa inay tahay 75 ilaa iyo 80 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here